Mareykanka oo looga digay in hubka Nukliyeerka u adeegsato duufaanada dhibka ku haya

Seynisyahannada Mareykanka ayaa sheegay inaysan fikrad fiican ahayn in hubka wax gumaada ee nuclear-ka loo adeegsado joojinta duufaanta, ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in madaxweyne Donald Trump uu doonayo in awood kama dambeys ah loo isticmaalo ka hor tagidda musiibadaas dabiiciga ah. Warbaahinta Axios ayaa tabisay in Mr Trump uu ka dalbaday … Continue reading Mareykanka oo looga digay in hubka Nukliyeerka u adeegsato duufaanada dhibka ku haya